Ciidamada amaanka oo qabtay Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo ragii watay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi ku qabteen gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo ragii watay. Saraakiil katirsan booliiska Baydhabo ayaa sheegay in ciidamada amaanka qabteen gaari caasi ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaa oo la doonayay in lagu … Continue reading Ciidamada amaanka oo qabtay Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo ragii watay